• SBS News Somali: Warka Jimcaha 27 March 2026
    Mar 27 2026
    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamkaba.
    Show more Show less
    10 mins
  • Somalia News: Warkii Soomaaliya Jimce 27 March 2026
    Mar 27 2026
    Halkan ka dhegeyso: Warkii Soomaaliya ee Jimce 27 March 2026
    Show more Show less
    8 mins
  • Masiibada tamarta ee innagu soo dhow iyo dhibaatada ba'an ee ay horseedayso
    Mar 26 2026
    Hay’adda Tamarta Caalamiga ah (IEA) ayaa ka digaysa qoto-dheeraanta dhibaatada tamarta ee soo fool leh, xilli uu sii xoogaysanayo dagaalka u dhexeeya Mareykanka iyo Iran.
    Show more Show less
    10 mins
  • Diiwaanka kuleylka oo jabay iyo cimilo ba'an: Khubaro qaylo-dhaan ka soo saaray xaaladda aduunka
    Mar 26 2026
    Waxaa adduunka hadda soo martay, 11-kii sano ee ugu kululaa ee abid la diiwaan geliyo. Warbixin cusub oo ku saabsan cimilada ayaa ka digaysa, in adduunka aynu ku noollahay sii kululaanayo. Maxayse uga dhigan tahay reer Australia?
    Show more Show less
    11 mins
  • SBS News Somali: Warka Soomaaliga Khamiis 26 March 2206
    Mar 26 2026
    Warka maanta waxaa ka mid ah, xildhibaan Barnaby Joice oo ka tirsan xisbiga One Nation oo dowladda usoo jeediyey inay shidaalka qoondeyso iyo qodobbo kale.
    Show more Show less
    5 mins
  • SBS News Somali: Warka Soomaaliga Arbaco 25 March 2026
    Mar 25 2026
    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka ee Arabaco 25 March 2026.
    Show more Show less
    12 mins
  • Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 25 March 2026
    Mar 24 2026
    Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya oo ku saabsan waan-waan laga dhex wado dhinacyada iska soo hor-jeeda ee dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Siyaasiyiin iyo dowladda dhexe.
    Show more Show less
    10 mins
  • Sida uu dagaalka Bariga Dhexe u dhalinayo walaac ku saabsan ammaanka cuntada
    Mar 24 2026
    Dagaalku wuxuu si xun u carqaladeeyey qulqulkii bacriminta (fertiliser) ee ka imaan jiray Bariga Dhexe, taas oo dhalisay walaac ku saabsan saameynta ay ku yeelan karto wax-soo-saarka iyo sugnaanta cuntada gudaha ee Australia.
    Show more Show less
    10 mins